Wararkii ugu dambeeyey dabkii caawa qabsaday Warshada Biyaha Zamzam (Sawirro)

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan dab xooggan oo caawa ka kacay xarunta Warshada Biyaha Zamzam ku leedahay degaanka Tabeelaha Shiikh Ibraahim ee duleedka Magaalada Muqdisho. Maamulka Gobalka Banaadir oo ka jawaabaya Qeyla dhaanta bulshada deegaankaasi ku nool ayaa u diray gurmad xoog leh oo isugu jira Dabdamisyo iyo Gaadiidka kale ee aan howlahaan looga … Continue reading Wararkii ugu dambeeyey dabkii caawa qabsaday Warshada Biyaha Zamzam (Sawirro)